Care for children
Xanaanaynta carruurta
Waxa aan qabanno:
Waxaan kala shaqaynaa waaxydada kale iyo ururada iskaa wax u qabso si aan u samayno adeegyada soo socdo.
Waxaan kaalmaynaa qooysaska u baahan caawinaadda ah:
- Xanaanada Carruurta.
- Cuntada Dugsiga oo Bilaash ah.
- Caawinaadda xanaaneeyayaasha dhallinta yar.
- Socdaalka.
- Caawinaadda dembiilayaasha dhallinta yar.
Waxaan kaalmaynaa qooysaska leh carruurta curyaanka ah waxaana ka caawinaa:
- Qalabyada.
- Wax ka beddelidda guriga.
- Maaliyadaha.
- Daawaynta Hawlqabadka.
- Xanaanada Nasashada.
Waxaan samaynaa adeegyada lagu xanaanaynaayo carruurta oo ay ku jiraan:
- Ilmo-koriska.
- Ilmo-haynta.
- Aan caawinaa marki ay ka baxayaan xanaanada.
Waxaan wax ka qabanaa habsocodsiinta sharciyeed markii:
- Ay carruurta ku yimaadaan xanaanaynta iyada oo la soo maray maxkamado.
- Lagu meelaynaayo guryaha.
- Lagu meelaynaayo guryaha deegaan ahaan loogu hayo.
Sida aad inoogula soo xiriiraysid:
Soo wac telefoonka ah: 0151 233 3029 - waxuu adeeggaan shaqeeyaa 24 saac maalintii.
Email: ics@liverpool.gov.uk
Ku soo dir boostada: The Integrated Children’s Service, Venture Place, Sir Thomas Street, Liverpool, L1 6BW.







