Council tax
Canshuurta Golaha Deegaanka
Waxay adeegga canshuur-qaadista mas'uul ka tahay soo dallacaadda, soo uruurinta, dib u soo celinta iyo xoojinta wax ka qabadka Canshuurta Golaha Deegaanka. Waxuu adeegga bixiyaa caawinaad iyo talosiin ku saabsan:
- Qofka bixinaayo Canshuurta Golaha .
- Sida loo bixiyo Canshuurta Golaha .
- Wax ka dhimista .
- Wax ka dhimista Wax ka qabashada Naafada .
- Ka dhaafidda .
- Qaboqaabinta Lacag-bixinta .
- Dhibaatooyinka bixinta Canshuurta Golaha
Sida inoo la soo xiriiro:
Qoraal ahaan, boostada: Liverpool City Council, Revenues Service, PO Box 834 , Liverpool , L69 2UT
Qof ahaan: Waxaad nagu soo booqan kartaa mid kasto oo ka mid ah one stop shops-keena. Si kastaba ha noqotee, waxaa lagaaga baahan yahay inaad soo dhigatid ballan adiga oo soo wacaayo 0151 233 3016. Fadlan xasuuso in ballanka ugu dambeeyo u noqonaayo nus saac ka hor inta la xirin.
Teleefoonka: 0151 233 3008 (Waxuu furan yahay 24 saac toddobada maalin toddobaadkii waxaadna si fudud ugu heli kartaa inta u dhexayso 2.00 galabtii – 6.30 fiidkii maalin kasto)
Fax: 0151 225 2145







