Equal opportunities
Adeegga Fursadaha Loo siman yahay
Maxaan qabannaa?
- Waxaan horumarinna aan la soconaa siyaasadaha iyo tababka.
- Waxaan kaalmaynaa maareeyayaasha si loo siiyo adeegyada gabi ahaan jaaliyadda iyada oo horay loogu dhigaayo sinaanta adeegga la bixiyo iyo shaqada.
- Waxaan aqoonsan nahay qiimaha ay dadka qof-qof u lee-yahiin iyada oo loo eegin da'da, lab ama dhiddig, jinsiga, diinta, jihada galmada ama naafonimada.
- Waxaan la soconnaa siyaasadaha xoogga-shaqo iyo Shaqada jinsi ahaan, lab iyo dhiddig iyo naafonimo si loo hubiyo in dhammaan hawlwadeenada loola dhaqmo si fiican iyo markii loo eego baahidooda shakhsi ahaaneed.
Sidee nagula soo xiriiraysaa?
Teleefoonka –0151 233 5397
Email - equal.opportunitiesservice@liverpool.gov.uk
Maxaa xigo oo dhacayo?
Haddii aan awoodno, waxaan wax ka qabanaynaa soo waydiintaada. Haddii kale, waxaan raadinaynaa qofka kaa caawin karo.







