Liverpool City Council - Racial harassment


 

Racial harassment

Xumaanta Jinsiga

Maxaan qabannaa?

Waxaan doonaynaa inaan kaa war maqalno haddii ay xumaanta jinsiga kugu dhacey.

Waxaan lee-nahay hawlwadeeno u tababaran oo kaa caawini karo ama kula xiriirin karo ururadada kaa caawini karo si wax looga qabto xaaladdaada. Waxaa kale oo gacanta lagu hayaa shaqaale u leh xirfad si ay ku caawiyaan. Waxii warar ah oo aad ina siidid waxaa loo dhoowrayaa si ammaan leh.

Waxaan isticmaali karnaa khadka luqadda, oo ah adeeg tarjumaad telefoon.

Sidee inoo la soo xiriir kartaa?

Nagu la soo xiriir:

  • email: wecanhelp@liverpool.gov.uk ama,

  • teleefoonka ah: 0800 731 3200.

  • Teleefoonka qoraalka oo ah: 0151 225 2500.

    Waxaan ku caawini karnaa 24 saac maalintii, 7 maalin toddobaadkii.