Liverpool City Council - Education


 

Education

Waxbarasho

Waxa aan qabanno:

Waxuu Golaha Magaalada Liverpool ku bixiyaa waxbarashada iyo xanaanada bulshada carruurta hal waax oo loogu yeero Adeegyada Carruurta.

Waxaan danaynaa inaan siinno tayada ugu sarayso adeegyada muwaadaniinteena waxaana u shaqaynaa si xoog leh si aan u hubino in carruurta iyo dadka dhallinta yar ay:

  • U noqdaan caafimaadqab;
  • U badbaadaan;
  • Ugu raaxaystaan fursadahooda waxbarasho;
  • Ay ku gaaraan himiladooda.

Waxaan ku dhiirigelinaa kuna caawinaa carruurta inay u noqdaan xubno qiimo u leh jaaliyadahooda oo ay gaaraan xirfadaha ay tiigsanayaan.

Sidee aad inoo la soo xiriiri kartaa?

Waxaad nagu la soo xiriiri kartaa teleefoonka ah 0151 233 3000 ama waxaad qof ahaan imaan kartaa mid ka mid ah One Stop Shops-yadeena.