Libraries
Maktabadaha iyo Adeegga Macluumaadka
Maxaan qabannaa?
Waxaa Liverpool ku yaalaan 24 maktabad. Tan ugu wayn waa Maktabadda Dhexe (Central Library) ee Bartamaha Magaalada Liverpool. Waxaa jiraan 23 maktabadyo yar-yar oo ku kala daadsan magaalada.
Waxaa kale oo la heli karaa maktabad dhaq-dhaqaaqdo, oo adeeggeedu gaarsiido sagaal meelood ee Liverpool ku yaal.
Waxaad ka:
- Amaahan kartaa buugag iyo cajaladaha hadalka si bilaash ah.
- Amaahan kartaa CD iyo Fideyowga kharash yar.
- Amaahan kartaa muusikada, ay ku jiraan orkeestarada iyo qaybaha hadalka, hal ka mid ah meelaha ugu wayn ee magaalada ee lagu soo aruuriyey muusiko.
- Heli kartaa wararka sida aad baris qof-ahaan ku samaysatid.
- Heli kartaa macluumaadka beecmushtarka iyo suuq-gaynta.
- Isticmaali kartaa komputer-ka oo leh internet- bilaash ah iyo email (Xarumaha Khadka UK ).
- Baari kartaa deegaanka iyo taariikhda qooyska.
- Heli kartaa adeegyada haddii aad naafo tahay.
- Heli kartaa adeegga dhaq-dhaqaaqo iyo adeegga maktabadda guriga.
- Amaahan kartaa waxyaabo ku qoran luqado kala duwan.
Sidee inoo la soo xiriiri kartaa?
Central Library
William Brown Street, Liverpool L3 8EW
0151 233 5829
Allerton Library
Allerton Road, Liverpool L18 6HG
0151 724 2987
Breck Road Library
Breck Road, Liverpool L5 6PX
0151 233 1795
Childwall Library
Childwall Fiveways, Liverpool L15 6YG
0151 722 3214
Croxteth Library
Croxteth Sports Centre, Liverpool L11 OBS
0151 546 3964
Dovecot Library
Back Dovecot Place, Liverpool L14 9BA
0151 233 6455
Edge Hill Library
Lodge Lane, Liverpool L8 OQH
0151 709 5213
Fazakerley Library
Formosa Drive, Liverpool L10 7LQ
0151 233 6441
Garston Library
Bowden Road, Liverpool L19 1ON
0151 427 7422
Great Homer Street Library
Great Homer Street, Liverpool L5 3LF
0151 207 1432
Hunts Cross Library
Hunts Cross School, Kingsthorne Road, Liverpool L25 OPJ
0151 486 9376
Kensington Library
Kensington, Liverpool L7 2RJ
0151 233 4495
Larkhill Library
Queens Drive, Liverpool L13 ODB
0151 226 2057
Lee Valley Library
Millennium Centre, Childwall Valley Road, Liverpool L25 2RF
0151 233 1950
Lister Drive Library
Green Lane, Liverpool L13 7EB
0151 228 3004
Mobile Library Services
Long Lane, Liverpool L9
0151 225 5750
Norris Green Library
Townsend Avenue, Liverpool L11 5AF
0151 233 1090
Old Swan Library
Prescot Road, Liverpool L13 5KG
0151 233 1979
Parklands Library
Conleach Road, Liverpool L24 OTY
0151 233 2265
Sefton Park Library
Aigburth Road, Liverpool L17 4JS
0151 727 1559
Spellow Library
County Road, Liverpool L4 3QF
0151 525 5477
Toxteth Library
Windsor Street, Liverpool L8 1XF
0151 709 7489
Walton Library
Evered Avenue, Liverpool L9 2AF
0151 525 6098
Wavertree Library
Picton Road, Liverpool L15 4LP
0151 233 2128
Woolton Library
Allerton Road, Liverpool L25 7RO
0151 428 2235
Sidee ugu soo biiri karaa?
Waxaad isku diiwaan geli kartaa sida amaahde mid kasto oo ka mid ah maktabadaha Liverpool . Waxaa gabi ahaanba lagaaga baahan yahay inaad keento caddaynta macluumaadkaaga (faah-faahinaaddaada) oo wata magacaaga iyo cinwaankaaga waxaadna isla markiiba bilaabi kartaa amaahsashada .







